Kuliyada Sharciga & QaanuunkalIig5WM;U J ;Urf dFM x FUqSs EeGg
Kuliyada Sharciga & Qaanuunka
| Jaamacada Camuud Amoud University جامعة عمود |
|||
|---|---|---|---|
| — Jaamacad — | |||
|
|||
| Halkudhig: Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light) | |||
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
|
|||
| La Aasaasay | sanadkii 1996; 18 sano ka hor | ||
| Wakhtiga La Bilaabay: | sanadkii 1998 | ||
| Maamulka: | Prof. Saleemaan Axmed Guuleed | ||
| Tirada Ardeyda: | 4,000+ ardey (sanadkii 2012) | ||
| XukunkaXarunta Sare: | |||
| • Nooca | 5 km bariga magaalada Borama | ||
| • Tirada Shaqaalaha: | 238 prof., macalin iyo shaqaale | ||
| Baaxadda | |||
| • Guud ahaan | 5.5 km2 (2.1 sq mi) | ||
| • Dhul | 4.3 km2 (1.7 sq mi) | ||
| Website | Amoud University | ||
| Qeybaha:
9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)
|
|||
Kuliyada Sharciga & Qaanuunka (Faculty of Sharia and Law) ee Jaamacadda Camuud waa waaxda barashada sharciga diinta Islaamka, shuruucda caalamiga ah iyo qaanuun ama xeerka maxkamadaha ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama.[1]
Kuliyadani waxay ka mid tahay qeybaha lagu daray Jaamaca Camuud sanadkii 2008da.[2][3][4][5]
Qoraalo La Mid ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Kuliyada Waxbarashada
- Kuliyada Maamulka & Ganacsiga
- Kuliyada Sharciga & Qaanuunka
- Kuliyada Beeraha & Deegaanka
- Kuliyada Caafimaadka
- Kuliyada Kalkaalisada
- Kuliyada ITga & Koombuyuterka
- Kuliyada Injineerinka
- Kuliyada Dhakhtarka Ilkaha
Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ "sharciga diinta Islaamka, shuruucda caalamiga ah iyo qaanuun ama xeerka maxkamadaha"
- ↑ "Kuliyada Sharciga & Qaanuunka"
- ↑ "The Faculty Of Sharia & Law Of Amoud University".
- ↑ "The Two Year Diploma Of Amoud University".
- ↑ "The Faculty Of Education Of Amoud University".